Dhageyso: Aqoonyahan Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay in Ay Dagaal uga Hortagaan Xildhibaanada Cusub ee la dhaariyay.

Wednesday December 28, 2016 - 10:36:11 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Aqoonyahan Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay in Ay Dagaal uga Hortagaan Xildhibaanada Cusub ee la dhaariyay.

    Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa siyaaba kala duwan uga hadlay dhaarintii xildhibaanada cusub ee baarlamaanka dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa siyaaba kala duwan uga hadlay dhaarintii xildhibaanada cusub ee baarlamaanka dowladda Federaalka.

Cali Cabdi oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in kooxaha lagu dhaariyay magaalada Muqdisho ay yihiin khuwanoudhar dhigtay sidii ay uboobi lahaayeen dhaqaalaha dalka islamarkaana shisheeyaha ugu sharciyay lahaayeen qabsashada dhul hor leh.

Aqoonyahanka oo wareysi dhinacya badan taabanaya siiyay idaacadda islaamiga Alfurqaan ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay fadhiga ka kacaan oo ay ka dhiidhiyaan gumeystaha iyo kuwa kaba qaadka u ah.


Halkan ka dhageyso Wareysiga Cali Cabdi MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items