Faarax Macalin "Soomaaliya Waxaa Lagu Gumeysanayaa Shirqoolkii Mangiste Xeylla Salaase" Dhageyso.

Thursday December 29, 2016 - 17:12:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Faarax Macalin "Soomaaliya Waxaa Lagu Gumeysanayaa Shirqoolkii Mangiste Xeylla Salaase" Dhageyso.

    Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka ahna siyaasi ku lug leh galaangalka maamulka wadanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya ay u danaynayaan dowladaha shisheeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka ahna siyaasi ku lug leh galaangalka maamulka wadanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya ay u danaynayaan dowladaha shisheeye.

Faarax Macalim oo lahadlay qaar katirsan warbaahinta Soomaalida ayaa ka shanqariyay in dowladda Itoobiya ay soo xuli doonto cidda madaxweyne u noqonaysa dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa.

Wuxuu sheegay in hagar daamadii Mangiste Xeylla maryam u maleegay soomaalida ay wali socoto islamarkaana Itoobiya aysan wax kheyr ah la doonayn shacabka Soomaaliya.

Faarax Macalim ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday buun buuninta doorashooyin xur ah oo soomaaliya ka dhacay isagoo ku sifeeyay isku imaatino lagusoo bandhigayo wakiillada gumeysiga Itoobiya ee Soomaaliya.


Halkan ka dhageyso Faarax Macalim oo ka hadlaya arrimaha Somalia MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
somalimemo@gmail.com

Related Items