4 Askari Yahuud Ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Bariga Magaalada Al-Qudus.

Sunday January 08, 2017 - 17:48:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    4 Askari Yahuud Ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Bariga Magaalada Al-Qudus.

    Ugu yaraan Afar Askari oo katirsan ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa dhimatay 15 kalane dhaawacyo halis ah ayaa soo gaaray kadib markii ruux naftiis hure falasdiini ah uu gaari jiirsiiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan Afar Askari oo katirsan ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa dhimatay 15 kalane dhaawacyo halis ah ayaa soo gaaray kadib markii ruux naftiis hure falasdiini ah uu gaari jiirsiiyay.

Wararka ka imaanaya magaalada Al-qudus ee ixtilaalka kujirta ayaa sheegaya in Muslim kaxaynayay gaari xamuul ah uu gaarigiisa jiirsiiyay goob ay ku sugnaayeen ciidamo Yahuud ah waxaana isla goobta ku dhintay 4 Askari.

Raadiyaha ku hadla Afka Jeyshka Yahuudda ayaa xaqiijiyay in 15 kamid ah ciidamada dhaawacmay ay xaaladooda caafimaad aad u liidato.

Weerarka oo ka dhacay Bariga magaalada Al-Qudusayaa cabsi iyo rucbi ku abuuray dadka Yahuudda ‘Isra’iil’ ee xoogga ku haysta dhulalka Filasdiin.


15-kii bilood ee lasoo dhaafay ayay Yahuuddu la kulmaysay weeraro gaari jiirsiin iyo toorayn ah waxaana ku dhintay askar iyo dad shacab ah oo dhammaantood katirsan Kayaanka Yahuudiga xoogga ku haysta dhulalka muslimiinta.
الشرطة الاسرائيلية في موقع الحادث
الشرطة الاسرائيلية في موقع الحادث
عناصر الشرطة الإسرائيلية في موقع الحادث
Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items