Dhageyso: Barnaamijka Diirada oo Lagu Falanqeeyay waxa uu soo kordhin karo Hoggaanka loo Doortay Baarlamaanka DF-ka.

Friday January 13, 2017 - 09:31:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diirada oo Lagu Falanqeeyay waxa uu soo kordhin karo Hoggaanka loo Doortay Baarlamaanka DF-ka.

    Golaha Baarlamanka Dowladda Federaalka ayaa Muqdisho ku doortay Hoggaan Sare, waxaana Gudoomiye loo doortay Maxamed Cismaan Jawaari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Baarlamanka Dowladda Federaalka ayaa Muqdisho ku doortay Hoggaan Sare, waxaana Gudoomiye loo doortay Maxamed Cismaan Jawaari.


Ku xigeenno ayaa la doortay waxaana si weyn loo adkeeyay ammaanka Muqdisho iyadoo wadooyin badan la xiray.

Hadaba waxa laga filan karo baarlamanka iyo waxa ay kaga duwanyihiin baarlamankii hore ayaa lagu faaqiday diirada.

ka qeybgalayaasha diirada.

1-Dr Xanafi Cabdi sheekh Aadan.

2-Maxamed Axmed Guuleed.

3-Xasan Nuur Sabtow.

4-Nabadoon Warsame.

Halkan Kala Deg Diirada Jimcaha 13 01 2017.



Related Items