Sawirro+Codad: Beesha MURUSADE oo Beyco Lagashay Hoggaanka Guud ee Xarakada AL SHABAAB.

Saturday January 14, 2017 - 22:08:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Beesha MURUSADE oo Beyco Lagashay Hoggaanka Guud ee Xarakada AL SHABAAB.

    Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacay gobolka Galgaduud eebartamaha dalka Soomaaliya ayaa lagu iclaamiyey beyco beesha Murusade ay la gashay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacay gobolka Galgaduud eebartamaha dalka Soomaaliya ayaa lagu iclaamiyey beyco beesha Murusade ay la gashay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.


Xafladdan waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Mujaahidiinta iyo salaadiin ka socda beesha Murusade iyo beelaha kale ee dega Galgaduud.

Ugaaska beesha Murusade iyo  nabadoono wax garad iyo dadyow kale ayaa goob joog ka ahaa dhanka beesha halka Xarakada Al Shabaab  dhankeeda ay beycada u joogeen masuuliyiin ay ka mid yihiin Sheekh Cali Dheere iyo Sheekh Xasan Yacquub Cali.



Sheekh Cali dheere oo wakiil ka ahaa Amiirka Xarakada Al Shabaab ayaa beycadaasi ka qaaday beesha  Murusade waxayna isku ballansadeen in si dhameystiran loo garab siiyo halganka Jihaadiga ah ee ka socda dalka Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso Beecada Beesha Mursade.

Hoos Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Sawirada.



























Halkan Ka Booqo Telegramka Radioandalus Kana Doona Sawiro Dheeraad Ah.

Related Items