Sawirro: Machadka Qudubah oo Xarun Cusub Ka Furtay Magaalada Galhareeri Gobolka Galguduud.

Tuesday January 17, 2017 - 18:03:28 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Machadka Qudubah oo Xarun Cusub Ka Furtay Magaalada Galhareeri Gobolka Galguduud.

    Munaasabad Si heer sare ah oo ay ka qeyb galeen marti sharaf iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad Si heer sare ah oo ay ka qeyb galeen marti sharaf iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud.


Munaasabadda ayaa lagu furayay xarun cusub oo Machadka Qurdubah ka hirgeliyay magaalada Galhareeri.

Xafladda waxaa kalimado ka jeediyay maamulka Machadka Qurdubah iyo marti sharaf kale oo ay kamid ahaayeen waxgaradka iyo bulshada degmada Galhareeri.

Hoos Ka Daawo sawirro ku saabsan xafladdii lagu furayay Machadka Qurdubah Faraciisa Galhareeri.

 



/files/justpaste/d378/a14088090/29423902190e92911ba7cf37e502a02d.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/b3a3fa42b0dc09895538645abed861b3.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/f9fadae00e24f91a33f32a863958dd34.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/2483e58026bcc8ed7e20fd2ac6a389a3.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/3c1f42c593c503fd83733e0059f0e400.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/7b10bd18e84c0d06b1f7981e3b54a7bf.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/926b55a409c8d1b54324f8310a271979.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/03013a752da23f06b3eb23895c496f71.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/d19dd84547eb2d89e7e0a12dde4e27ae.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/547b50c773d5e12b163a38d6a0e91a92.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/4e657135980627e9cbc347ed1148ff6b.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/fc599fb3623c1528135fd167b6e7b537.jpg

/files/justpaste/d378/a14088090/7fe58f6f1f7eca3293b0339194da91c1.jpg


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items