Xarakada Al Shababaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Lagu Qaaday Hoteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Wednesday January 25, 2017 - 09:21:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Xarakada Al Shababaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Lagu Qaaday Hoteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

    Ciidamo katirsan xarakada Al Shabaab ayaa goordhaw howlgal ka bilaabay mid kamida Hoteellada kaabiga ku haaya wadada Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho oo ammaankeeda ay si adag u ilaaliyaan ciidamada AMISOM iyo kuwa DF-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo katirsan xarakada Al Shabaab ayaa goordhaw howlgal ka bilaabay mid kamida Hoteellada kaabiga ku haaya wadada Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho oo ammaankeeda ay si adag u ilaaliyaan ciidamada AMISOM iyo kuwa DF-ka.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ay ku sheegatay mas'uuliyadda weerarka ka socda Hoteelka Dayax.

Al shabaab waxay sheegtay in ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Mujaahidiinta ay u suurta gashay in ay gudaha ugalaan Hoteelka halkaas oo ay ka dagaalamayaan.

lasoco wixii soo kordha

Related Items