Dhageyso: Afhayeenka Al Shabaab oo ka Hadlay Dagaalkii Kulbiyoow Farriin Adagna Udiray Dowladda Kenya.

Saturday January 28, 2017 - 19:22:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Afhayeenka Al Shabaab oo ka Hadlay Dagaalkii Kulbiyoow Farriin Adagna Udiray Dowladda Kenya.

    Hoggaanka guud ee xarakada Al Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah ugu hambalyeeyay guushii ay Wiilashooda Mujaahidiinta ah kasoo hooyeen dagaalkii Kulbiyoow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka guud ee xarakada Al Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah ugu hambalyeeyay guushii ay Wiilashooda Mujaahidiinta ah kasoo hooyeen dagaalkii Kulbiyoow.



Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) ayaa kalimad uu jeediyay uga hadlay khasaarihii lixaadka lahaa ciidamada Kenya kasoo gaaray dagaalkii Kulbiyoow.

Xarakada Al Shabaab waxay ugu baaqday dowladda Kenya in ciidamadeeda ay kala baxdo Soomaaliya iyadoo ku waana qaadanaysa dhiigga askarteeda lagu laynayo gudaha dalka Soomaaliya.

Halkan ka degso Kalimadda Sheekh Cali Dheere MP3

Related Items