Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah Oo Qabsaday Qunsuliyadda Turkiga Ee Muusil iyo Dublumaasiyiin Laqafaalay.

Wednesday June 11, 2014 - 11:16:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah Oo Qabsaday Qunsuliyadda Turkiga Ee Muusil iyo Dublumaasiyiin Laqafaalay.

    Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in xoogaga mujaahidiinta dowladda Islaamiga Ciraaq iyo Shaam "ISIS" ay xoog ku galeen dhismaha qunsuliyadda Turkiga ee magaalada Muusil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in xoogaga mujaahidiinta dowladda Islaamiga Ciraaq iyo Shaam "ISIS" ay xoog ku galeen dhismaha qunsuliyadda Turkiga ee magaalada Muusil. Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in xoogaga mujaahidiinta dowladda Islaamiga Ciraaq iyo Shaam "ISIS” ay xoog ku galeen dhismaha qunsuliyadda Turkiga ee magaalada Muusil.

Wakaaladda wararka AP oo soo xiganaysa goob joogayaal ayaa sheegtay in ciidamada ISIS gudaha Qunsuliyadda kasoo qabteen qunsulkii Turkiga iyo dublumaasiyiin kale oo Turkish ah.

Lama oga sida mujaahidiintu ka yeeli doonaan dublumaasiyiintan Turkishka ah iyadoo la ogyahay in dowladda Turkiga ay dagaal kula jirto islaamiyiinta caalamka waxayna qeyb ka tahay Ururka NATO ee Afghanistan ku duulay.


Dhinaca kale xoogaga ISIS maalintii 2-aad ayay magaalooyin hor leh qabsanayaan,garoonka diyaaradaha magaalada Tikriit iyo buundada magaaladay ayay mujaahidiintu qabsadeen sida ay baahisay shabakadda AlCarabiya.


Liibaan Jeexoow Cabdi

Related Items