Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Booqatay Isbitaalka Cudurka Juuddaanka Ee Tuulada Farogurow.

Sunday January 29, 2017 - 09:29:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Booqatay Isbitaalka Cudurka Juuddaanka Ee Tuulada Farogurow.

    Barnaamijka todobaadlaha ah ee Booqashada Andalus waxa todobaadkan idaacaddu ku booqatay isbitaalka dadka Juudaanka qaba ee tuulada Farogurow oo ku taalla wilaayada Jubbooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka todobaadlaha ah ee Booqashada Andalus waxa todobaadkan idaacaddu ku booqatay isbitaalka dadka Juudaanka qaba ee tuulada Farogurow oo ku taalla wilaayada Jubbooyinka.


Dadkan oo ku noolaa muddo qarni ku dhow ayaa laga kala keenay gobolada dalka Soomaaliya,kuwaasi oo lagu karantiilay deegaanka farogurow, kadibna isbitaal gaar ah looga sameeyay.

idaacaddu waxay waraysanaysaa dhakhaatiirta isbitalka iyo dadka qaba cudurka iyo xaaladdooda nololeed.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada.


Related Items