Dhageyso:Abwaan Taakow oo Gabay ka Tiriyay Weerarkii Kulbiyoow.

Monday January 30, 2017 - 09:59:37 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Abwaan Taakow oo Gabay ka Tiriyay Weerarkii Kulbiyoow.

    Waxaa isa soo taraya dadka ka hadlaya ee aragtidooda ka dhiibanaya weerarkii jimcihii lasoo dhaafay xarakada Alshabaab ku qaaday xero ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Kulbiyoow ee jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taakoow Macalim Ciise Waa Abwaan islaami ah
Waxaa isa soo taraya dadka ka hadlaya ee aragtidooda ka dhiibanaya weerarkii jimcihii lasoo dhaafay xarakada Alshabaab ku qaaday xero ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Kulbiyoow ee jubbada Hoose.


Weerarkaasi oo qasaaro xoogan dhaliyay waxaa ku dhintay in ka badan 60 askari.

Dowladda Kenya ayaa ka gaabsanaysa inay faafaahiso qasaaraha ay la kulmeen Ciidamadooda.

Abwaan Taakow Macalim Ciise oo kamid ah abwaanada ku sugan wilaayaadka Soomaaliya ayaa gabay Cusub oo loogu magac daray Dhaqan Cibaadaa ka tiriyay weerarkii Kulbiyow.

Dhageyso Gabayga Abwaan Taakow eedhaqan cibaadaa.



Xigasho: Radio Alfurqaan

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items