Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Baahisay Wareysi lala Yeeshay Mid Kamidda Raggii Fuliyay Weerarkii Kulbiyoow.

Tuesday January 31, 2017 - 20:06:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Baahisay Wareysi lala Yeeshay Mid Kamidda Raggii Fuliyay Weerarkii Kulbiyoow.

    Idaacadda Islaamiga Andalus waxay idiin soo gudbineysaa wareysiga mid ka mid ah halyeeyadii dhiigooda ku qoray guushan, Muslimiinta kaga farxiyey nafhurkooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Islaamiga Andalus waxay idiin soo gudbineysaa wareysiga mid ka mid ah halyeeyadii dhiigooda ku qoray guushan, Muslimiinta kaga farxiyey nafhurkooda.


Waa Feysal Yuusuf Aadan oo caan ku ahaa Naaneysta Awliyo ama Cabdul Illaah.

Awliyo Wuxuu ahaa wiil da’yar oo ku dhawaad kala bar cimrigiisa ku soo qaatay wadada Jihaadka iyo Istish-haadka.

Wuxuu rafiiq aad u dhow la ahaa oo uu wax badan oo jihaadkiisa ka mid ah la soo qaatay Sheykh Maxamed Dulyadeyn.



Muddo hadda laga joogo ku dhawaad 5 sano ayaa laga soo wareejiyey Sheekha, Xilligaas oo uu ku soo biiray maktabka Istish-haadiyiinta.

Faysal wuxuu ka dhashay Beesha Mareexaan, wuxuuna ka soo jeedaa degmada Ceel-waaq ee wilaayada Gedo.

Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyey Idaacadda Islaamiga Andalus ayuu Cabdullaah ama Awliyo kaga hadlay masiiradiisa Jihaadka, Xabsigii uusoo maray iyo mudadii uu sanadihii uu camalka ku soo qaatay, Balse ugu horeyn waxaan weydiinay hadafka uu ku sii wajahan yahay iyo sida uu dareenkiisu yahay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Cabdul illaah MP3

Source: Radio Andalus

Related Items