Sawirro:Taageerayaasha Shareecada oo Dagaal Kula Wareegay Magaalada Alqudni Dalka Yemen.

Thursday August 07, 2014 - 14:17:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Taageerayaasha Shareecada oo Dagaal Kula Wareegay Magaalada Alqudni Dalka Yemen.

    Kadib dagaal saacado badan qaatay oo ciidamada mujaahidiinta ansaaru shareecah ku qaadeen waadi Xadra muut ee koonfurta Yemen ayay ugu suurtagashay in gabi ahaanba ay lawareegaan deegaanadii lagu dagaalamay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib dagaal saacado badan qaatay oo ciidamada mujaahidiinta ansaaru shareecah ku qaadeen waadi Xadra muut ee koonfurta Yemen ayay ugu suurtagashay in gabi ahaanba ay lawareegaan deegaanadii lagu dagaalamay.

Wararka Yemen ka imaanaya ayaa sheegaya in ciidamada xukuumadda dabadhilifka Yemen wakiillada Mareykanka ee mandiqadda si xun loogu jebiyay dagaalka iyadoona taageerayaasha shareecada ay guulo waaweyn soo hooyeen oo maanta khamiis ah.

Saxafiga C/Risaaq aljamal oo Yemen ku sugan ayaa sheegay in saraakiisha mujaahidiinta ansaaru shareecah ay uxaqiijiyeen qabsashada magaalada istiraatiijiga alqudni.

Ciidamadii xukuumadda cabdi Rabihi ayaa isaga firxaday magaalada alqudni,ciidamada mujaahidiintu waxay qaniimeysteen gaadiid dagaal,bakhaaro hub ah iyo lacago malaayiin dollar ah.


shabakadda Alyemen News ayaa baahisay in bankiga dhexe ee magalada alqudni ay mujaahidiintu gudaha ugaleen iyagoona lacago malaayiin ah kusoo rartay gaadiid ay wateen hoggaamiyaal katirsan Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa shacabka fagaarayaal kula hadlay waxaana mas'uuliyiintaasi kamid ah Sheekh Xaarith Nadaari iyo Jalaal Balciidi Xamza Al Zinjibaari

Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink


Related Items