Sawirro+Warbixin: Ciidanka Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo Lagu Soo Bandhigay Buulofuley.

Sunday February 05, 2017 - 08:45:22 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Warbixin: Ciidanka Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo Lagu Soo Bandhigay Buulofuley.

    Munaasabad heer sare ah ayaa ka dhacday degmada Buulofuley ee gobolka Bay, munaasabaddaasi oo lagu soo bandhigay ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xisbada, kuwaasi oo si gaar ah loosoo tabobaray oo loogu talogalay inay dadka wanaaga faraan xumahana ka ree

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad heer sare ah ayaa ka dhacday degmada Buulofuley ee gobolka Bay, munaasabaddaasi oo lagu soo bandhigay ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xisbada, kuwaasi oo si gaar ah loosoo tabobaray oo loogu talogalay inay dadka wanaaga faraan xumahana ka reebaan.


Ciidamo kuwani oo kale ah ayaa hore loogu soo bandhigay wilaayooyinka Jubbooyinka iyo Shabeelaha Hoose, waxana howshooda ka mid ah in ay suuqyada ay dabagal ku sameeyaan si loo ilaaliyo bayca saxda ah.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta idaacadda Andalus.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.







 

Related Items