Daawo Sawirro: Arday Beesha Jiidde oo loosoo Xiray Machad Ay Ku Barteen Cilmiga Sharciga Ah.

Monday February 06, 2017 - 08:34:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 7
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Arday Beesha Jiidde oo loosoo Xiray Machad Ay Ku Barteen Cilmiga Sharciga Ah.

    Munaasabad Ballaaran oo lagusoo Gaba Gabeeyay machadka Cumar Bin Khadaab ee Beesha Jiidde ayaa lagu qabtay deegaanka Afgooye Yareey ee gobolka Sh/hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad Ballaaran oo lagusoo Gaba Gabeeyay machadka Cumar Bin Khadaab ee Beesha Jiidde ayaa lagu qabtay deegaanka Afgooye Yareey ee gobolka Sh/hoose.


Mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Sh/hoose, salaadiinta iyo waxgaradka beesha Jiidde ayaa ka qeyb galay munaasabadda machadka cilmiga sharciga loogusoo xirayay ardayda beesha.

Ka qeyb galayaasha xafladda ayaa bogaadiyay ardayda baratay cilmiga sharciga qeybihiisa kala duwan sidoo kale  ardayda ayaa halkaasi kusoo bandhigay wixii ay barteen mudadii halka sana aheyd ee uu machadku furnaa.























Related Items