Dhageyso: Abwaan Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Halaagii Ciidanka Kenya Ka Gaaray Deegaanka Kulbiyoow.

Monday February 06, 2017 - 12:01:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Abwaan Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Halaagii Ciidanka Kenya Ka Gaaray Deegaanka Kulbiyoow.

    Waxaa isisoo taraya suugaanta ay Afmaallada Soomaaliyeed ku cibarayaan dareenkooda farxadeed ee ku aaddan wixii ciidanka gumeysiga Kenya ku qabsaday deegaanka Kulbiyoow ee Koonfurta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa isisoo taraya suugaanta ay Afmaallada Soomaaliyeed ku cibarayaan dareenkooda farxadeed ee ku aaddan wixii ciidanka gumeysiga Kenya ku qabsaday deegaanka Kulbiyoow ee Koonfurta Soomaaliya.

Suugaanta ayaa kamid ah ah asaaliibta dagaalka ee lagula dagaallamo gumeysiga dalka kusoo duulay waxayna suugaantu kicisaa shacabka soomaaliyeed ee duullanka dhan walba ka wajahaya.


Abwaan C/llaahi Yaasiin Jaamac (Cabdullaahi Soomaali) ayaa gabay ka tiriyay weerarkii sida ba’an loogu xasuuqay askarta dowladda Kenya ee dhawwaan ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada hoose.

 

Abwaanka ayaa gabaygan ku sharaxaya sida ciidamada Kenya loogu laayay weerarkaasi iyo sawiradii Mu’asasada Al-ktaa’ib soo bandhigay oo muujinayay meydadka askarta Kenya oo dhulka daadsan iyo Shabaabul Mujaahidiin oo ku dul Takbiirsanayo gaadiidka ciidamada Kenya.



Halkan ka degso Gabeygka oo Maqal ah MP3


Related Items