Sawirro: Hay'adda Al-Ixsaan Oo Howlo Indha Fiiqis Ah Ka Sameysay Degmooyin iyo Deegaanno Katirsan Gobolka Galguduud.

Tuesday February 07, 2017 - 09:19:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Hay'adda Al-Ixsaan Oo Howlo Indha Fiiqis Ah Ka Sameysay Degmooyin iyo Deegaanno Katirsan Gobolka Galguduud.

    Hay'adda Al-Ixsaan Al-Kheyriyah ayaa howlo caafimaad oo isugu jira qaliin iyo daawo qeybin ka sameysay deegaano ka tirsan wilaayada Islaamiga Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Al-Ixsaan Al-Kheyriyah ayaa howlo caafimaad oo isugu jira qaliin iyo daawo qeybin ka sameysay deegaano ka tirsan wilaayada Islaamiga Galgaduud.


Deegaanada waxaa ka mid ah degmada Galhareeri oo howlo indha fiiqis ah iyo daawa qeybin ay ka sameysay hay’adda Al-Ixsaan.

Mashruucan waxaa ka faa’ideystay boqolaal dadweyne ah oo ku dhaqan deegaanada Wilaayada Galgaduud.

Gurmadkan wuxuu qeyb ka yahay mashruuca olole dhanka caafimaadka ah oo jimciyadu ay ka wado qaar ka mid ah Wilaayaatka Islaamiga.


Hoos Ka Daawo Sawirada.

u9e5bb1hdkae.jpg

aoeywxv7vlen.jpg

tzf9izipc1iw.jpg

ci0bloj4vsrk.jpg

yjgclxk5oakr.jpg

tf2r3bnv5f0o.jpg

efyd92tnu9dy.jpg

oa5fkavsfl6z.jpg

fh6w3vsuq2f2.jpg

h6vxfjs6z5hh.jpg


Related Items