Dhageyso: Abuu Cadnaan oo Ka Warbixiyay Gurmad loo Fidiyay Dadka Ku Saamoobay Abaaraha Kajira Gobolka Mudug.

Tuesday February 07, 2017 - 09:19:38 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Abuu Cadnaan oo Ka Warbixiyay Gurmad loo Fidiyay Dadka Ku Saamoobay Abaaraha Kajira Gobolka Mudug.

    Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Mudug Sheekh Cabdul Qaadir Abuu Cadnaan oo ay ka wareysatay arimo muhiim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

abaaraha ayaa saameeyay malaayiin soomaali ah
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Mudug Sheekh Cabdul Qaadir Abuu Cadnaan oo ay ka wareysatay arimo muhiim ah.

Waaliga ayaa ugu horeyntii ka warbixiyay xaalada guud ee gobalka Mudug iyo sida Wilaayadu ugu gurmartay dadka ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada gobalka Mudug ee abaaruhu ay saameeyeen.

Sheekh Abuu Cadnaan ayaa sidoo kale bogaadiyay weerarkii sida ba’an loogu xasuuqay ciidamada Nasaarada Kenya ee dhawaan ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada hoose.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Mudug.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho

[email protected]

Related Items