Deg Deg: Afar Musharax oo usoo Baxay Wareegga 2-aad Ee Doorashada Madaxtinimada DF-ka

Wednesday February 08, 2017 - 14:09:45 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Afar Musharax oo usoo Baxay Wareegga 2-aad Ee Doorashada Madaxtinimada DF-ka

    Waxaa goordhow soo gaba gaboobay wareegii koowaad ee doorashada madaxtinimada dowladda Federaalka shisheeye kalkaalka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow soo gaba gaboobay wareegii koowaad ee doorashada madaxtinimada dowladda Federaalka shisheeye kalkaalka ah.



Guddoomiyaha Baarlamaanka DF-ka Max’med Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in Afar musharrax ay usoo baxeen wareegga 2-aad ee doorashada.

18 kamid ahaa Musharrixiintii u tartamaysay xilka madaxweyne ayaa ku haray wareeggii kowaad waxaana soo baxay Afar Musharrax oo kala ah 1-Xasan Sheekh Maxamuud oo 88 Cod helay 2- Max’med Farmaajo oo 71 cod helay 3-Shariif Sheekh Axmed oo 49 cod helay 3- Cumar Cabdi Rashiid Sharmaake oo 37 cod helay.



Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in doorashada uu kusoo bixi doono siyaasiga ugu dabadhilifsan oo ay wataan dowladaha Itoobiya iyo Mareykanka.


wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo qori doonaa insha'allaah

Related Items