Akhriso: Xarakada Al Shabaab oo Faafisay Cadadka 8-aad Ee Majallada Gaidi Mataani.

Saturday February 11, 2017 - 17:30:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso: Xarakada Al Shabaab oo Faafisay Cadadka 8-aad Ee Majallada Gaidi Mataani.

    Cadadkan oo ah midkii 8aad, kana kooban 27 Page, ayaa Majaladda Gaidi Mataani waxay ku soo gudbineysaa, Warbixino, Faallooyin iyo qisas iyo maqaalaat ku saabsan Jihaadka iyo dagaalka furan ee u dhexeeya xaqqa iyo baadhilka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cadadkan oo ah midkii 8aad, kana kooban 27 Page, ayaa Majaladda Gaidi Mataani waxay ku soo gudbineysaa, Warbixino, Faallooyin iyo qisas iyo maqaalaat ku saabsan Jihaadka iyo dagaalka furan ee u dhexeeya xaqqa iyo baadhilka.



Warbixinada iyo faalooyinka ku xusan Majaladan waxaa sidoo kale ka mid ah kuwa baraarujin ah oo ku socda muslimiinta ku dhaqan wadamada reergalbeedka, sidoo kalena dhiiragelinaya weerarada kaligii-duulnimo ee ka dhan ah saliibiyiinta hororka ku ah wadamada muslimiinta.

Maqaalaatka ugu xiisaha badan ee ku jira cadadkan waxaa ka mid ah maqaal cinwaan looga dhigay "Aniga iyo Sheykh Anwar Al-Cowlaqi oo uu qoray walaal muhaajir ah oo lagu magacaabo Abuu Anwar Al-Muhaajir ah, kaas oo ka mid ahaa xerta Sheekha, lana soo qaatay maalmo badan mudadii joogay Mareykanka iyo wixii ka dambeeyey markii uu u soo wareegay dalka Yemen.



Abuu Anwar  ayaa ka waramaya dowrkii sheekha uu ku lahaa muhaajiriin badan oo yimid saaxada Soomaaliya oo uu isagu ka mid yahay iyo sida sheekha uu isha ugu hayey halganka adag ee ay mujaahidiintu kaga jiraan Soomaaliya.


Wuxuu sidoo kale sheegayaa in sheekha si gaar ah uu ula socday dhacdooyinka jihaadka Soomaaliya, uuna dhowrjeer qalinkiisa iyo afkiisa ku difaacay mujaahidiinta, isagoo tusaale ahaan u soo qaatay maqaalaat uu sheekha ku difaacay mujaahidiinta intii lagu gudajiray xilliyadii jihaadka uu wajahayey tashwiishka iyo shubahaatka.


Maqaalaatka lagu soo daabacay cadadkan waxaa sidoo kale ka mid ah qormo cinwaan looga dhigay "Noqo Sida Khaalid iyo Fazuul oo kale” kaas oo looga sheekeynayo Fazuul Cabdalla iyo walaalka oo rafiiqiisa ahaa.


Waxaa sidoo kale canaawiinta ka mid ahaa "Adebalajo, Muslimka sanadka 2013-ka” kaas oo isna looga faaloonayo halyeeygii bartamaha London ku gowracay askarigii British-ka ahaa sanadkii 2013-kii.

Halkan Ka Degso Cadadka 8-aad Ee Majaladda.

Related Items