Qiima Kac Ku Yimid Sarifka Lacagta Dollarka Ee Magaalada Muqdisho.

Sunday February 12, 2017 - 09:32:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Qiima Kac Ku Yimid Sarifka Lacagta Dollarka Ee Magaalada Muqdisho.

    Sara ukac ballaaran ayaa ku yimid qiimaha kala duwan ee maciishadda daruuriga ah ee degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sara ukac ballaaran ayaa ku yimid qiimaha kala duwan ee maciishadda daruuriga ah ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sare ukacan uu sabab u yahay isbedbedel aan sal fadhiya laheyn oo ku yimid qiimaha lagu sarifo lacagta dollarka Mareykanka.

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dowladda Federaalka Bashiir Ciise Cali ayaa warbaahinta u sheegay in isbedelka qiimaha dollarka uusan wax saameyn ah ku yeelan arrinkaasi oo dhibaata ku ah dadka danyarta ah.

Dhinaca kale qiimaha dollarka ayaa markale cirka isku shareeray halkii dollar ayaa maanta lagu sarafayaa suuqyada Muqdisho 22.5 kun shilin soomaali ah.


Dadka danyarta ah ayaa walaac ballaaran ka muujinaya isbed bedelka ku imaanaya sarifka lacagaha shilin soomaaliga ah.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items