Dhageyso: Maleeshiyaadka Maamulka 'Jubbaland' oo Si Aan Horay looga isugu dhiibaya Maamullada Islaamiga Ah.Dhageyso:

Sunday February 12, 2017 - 10:27:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Maleeshiyaadka Maamulka 'Jubbaland' oo Si Aan Horay looga isugu dhiibaya Maamullada Islaamiga Ah.Dhageyso:

    Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe waxaa si isdaba joog ah ugusoo qulqulaya maleeshiyaad baxsad ah oo kasoo goostay maamulka dabadhilifka ah ee 'Jubbaland' isku magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir hore askar iska dhiibtay Jilib
Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe waxaa si isdaba joog ah ugusoo qulqulaya maleeshiyaad baxsad ah oo kasoo goostay maamulka dabadhilifka ah ee 'Jubbaland' isku magacaabay.


Wararka ka imaanaya Jubbooyinka ayaa xaqiijinaya in tobaneeyo maleeshiyaad towbadkeen ah ay isku dhiibeen maamullada Islaamiga ah ee taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Munaasabad ka dhacday magaalada Jilib ayaa lagusoo bandhigay illaa Afar askari oo kasoo goostay deegaanka Cabdalla Biroole oo Jubbada Hoose katirsan.


Askar iyo saraakiil is dhiibay ayaa ka sheekeeyay duruufaha adag ee soo wajahay maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe, waxgarad katirsan salaadiinta Jubbooyinka ayaa iyana faah faahiyay qulqulka towbadkeenayaasha ee isku dhiibaya wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.

Halkan ka degso Wareysi ay bixiyeen Askar isdhiibtay MP3

Isha Maqalka: Radio Andalus

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
somalimemo@gmail.com

Related Items