Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Cusub oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Monday February 13, 2017 - 08:45:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Cusub oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

    Xildhibaankii ugu horreeyay oo katirsan baarlamaanka cusub ee dowladda Federaalka ayaa ku qurbaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaankii ugu horreeyay oo katirsan baarlamaanka cusub ee dowladda Federaalka ayaa ku qurbaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay in uu dhintay Xildhinaan Saciid Xasan Geedi oo kamid ah xildhibaannada lagasoo doortay gobollada waqooyi.

Saciid Geedi ayaa maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanayay waxaana la sheegay in uusan ka qeyb gelin doorashadii madaxtinimada DF-ka ee uu kusoo baxay Max’med Cabdullaahi Farmaajo.

Waa Xildhibaankii 2-aad ee katirsan Baarlamaanka DF-ka oo dhinta, dabayaaqadii sanaddii 2016 waxaa magaalada Garoowe ku dhintay mid kamida xildhibaanada Cusub oo uu soo xulay maamulka ‘Puntland’.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items