Sawirro: Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Ciidamo Tababar Loosoo Xiray.

Monday February 13, 2017 - 09:55:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Ciidamo Tababar Loosoo Xiray.

    Munaasabad ka dhacday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa lagusoo bandhigay ciidamo katirsan xisbada wilaayada islaamiga Jubbooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad ka dhacday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa lagusoo bandhigay ciidamo katirsan xisbada wilaayada islaamiga Jubbooyinka.

Bandhigga ciidamada noocan ah ayaa bilihii u dambeeyay si dardar leh uga socday dhammaan wilaayaadka, iyadoo dib u habayn wayn lagu sameynayo ciidamadii xisbada ahaa ee hore u jiray.

Mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Jubbooyinka oo fagaaraha ciidanka lagusoo bandhigay ka hadlay ayaa shacabka ugu baaqay in ay ciidamada xisbada kala shaqeeyaan sugidda ammaanka iyo reebista Munkarka.

























Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items