Akhriso: Al Shabaab oo Bayaan Kasoo Saartay Geerida Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan.

Wednesday February 22, 2017 - 07:54:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Akhriso: Al Shabaab oo Bayaan Kasoo Saartay Geerida Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan.

    Bayaan ay soo saartay mu'asasada Al-kata'ib oo ah Garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa looga hadlay geerida Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan oo maalmo ka hor ku dhintay Xabsi kuyaal gudaha wadanka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bayaan ay soo saartay mu'asasada Al-kata'ib oo ah Garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa looga hadlay geerida Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan oo maalmo ka hor ku dhintay Xabsi kuyaal gudaha wadanka Mareykanka.


Hoggaanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa ehalka sheekha iyo dalabtul cilmiga uga tacziyadeysay geerida Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan.

Bayaanka waxaa lagu sheegay in Sheekh Cumar c/raxmaan uu ahaa ramzi ka mid ah rumuusta Umadda, iyo Hormuudka jihaadka caalamiga ah ee casrigan.

Sidoo kale Bayaanka kasoo baxay hoggaanka guud ee Shabaabul Mujaahidiin waxaa qeyb ka mid ah si gaar ah lagula hadlay Cumilada Muslimiinta Casrigan ee ku dhaqan daafaha caalamka.



Ugu Dambeyntii waxa uu bayaanku bogaadiyey Malxamadii ka dhacday mandiqadda Qeyfah ee gobolka Al-beydaa ee lagu fashiliyey howlgalkii inzaalka ahaa ee Mareykanka uu ku qaaday halkaas.





Related Items