Diiradda Jimcaha: Beesha Murusade Oo Mowqif Aadag Ka Qaadatay Ra'iisulwasaaraha Cusub. (Dhageyso).

Friday February 24, 2017 - 16:58:19 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Diiradda Jimcaha: Beesha Murusade Oo Mowqif Aadag Ka Qaadatay Ra'iisulwasaaraha Cusub. (Dhageyso).

    Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle lagu falanqeeyo mawaadiicda muhiimka ah ee taagan, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray ra'iisulwasaaraha cusub ee DF Xassan Cali Kheyre oo heysta dhalashada wadanka Norwey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle lagu falanqeeyo mawaadiicda muhiimka ah ee taagan, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray ra'iisulwasaaraha cusub ee DF Xassan Cali Kheyre oo heysta dhalashada wadanka Norwey.

Salaadiin iyo nabadoono kamid ah beesha uu ra’iisulwasaaraha kasoo jeedo ee Murusade oo marti ku ahaa barnaamijka ayaa ka waramay taariikhdiisa iyo mowqifka ay ka taagan yihiin.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items