Daawo Sawirrada: Dayactir Lagu Sameeyay Kanaallada Degmada Janaale Ee Gobolka Sh.Hoose.

Sunday February 26, 2017 - 08:34:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Dayactir Lagu Sameeyay Kanaallada Degmada Janaale Ee Gobolka Sh.Hoose.

    Magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose waxaa ka jira horumar dhan walba ah oo magaaladu ku tallaabsatay kadib markii laga xureeyay ciidankii gumeysiga Uganda ee magaaladaasi ku duulay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose waxaa ka jira horumar dhan walba ah oo magaaladu ku tallaabsatay kadib markii laga xureeyay ciidankii gumeysiga Uganda ee magaaladaasi ku duulay.

Maamulka islaamiga Janaale ayaa wax badan ka qabtay kaabayaasha muhiimka ah ee magaalada wuxuuna dayactir ku sameeyay Buundada iyo suuqyada ganacsiga.

Sidoo kale maamulka ayaa bilaabay in uu dayactiro kannaallo muhiim ah oo biyaha ka qaada wabiga shabelle kaasi oo beeralaydu ay beerahuuda ku waraabsadaan.

Janaale ayaa ciidamada Uganda laga saaray waqti hadda laga joogo ku dhawaad laba sanadood, wariya katirsan idaacadda Andalus ayaa booqasho ku tagay Janaale wuxuuna kasoo qaaday sawirro muujinaya dayactirka lagu sameeyay adeegyada bulshada.














Jannaale7Jannaale6Jannaale5Jannaale4Jannaale3Jannaale2Jannaale1

 

 

Related Items