Sawirro: Maqaayad Casri Ah oo Laga Furay Magaalada Saakoow Ee Gobolka Jubbada dhexe.

Wednesday March 01, 2017 - 14:25:04 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Maqaayad Casri Ah oo Laga Furay Magaalada Saakoow Ee Gobolka Jubbada dhexe.

    Magaalada Saakow oo dhacda gobalka jubada dhexe ayaa sanadihii lasoo dhaafay ku tilaabsatay horumar dhanka waxbarashada iyo ganacsiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Saakow oo dhacda gobalka jubada dhexe ayaa sanadihii lasoo dhaafay ku tilaabsatay horumar dhanka waxbarashada iyo ganacsiga ah.


Munaasabad daaha looga furay maqaayada ayaa gudaha degmada Saakoow ka dhacday, milkiilaha maqaayada ayaa sheegay in dhismaha goobtan ganacsi ay uga baxday lacag dhan 45,000 dollar.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixinta Maqaayada Alqaahira.

Xigasho: Idaacadda Alfurqaan

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Saakow.































Related Items