Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyo Melleteri oo kuyaal Magaalada Kaabuul Ee Dalka Afghanistan.

Thursday March 02, 2017 - 09:04:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyo Melleteri oo kuyaal Magaalada Kaabuul Ee Dalka Afghanistan.

    Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan xarakada Islaamiga Taliban ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigyo ku yaal magaalada caasimadd ah ee Kaabuul.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan xarakada Islaamiga Taliban ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigyo ku yaal magaalada caasimadd ah ee Kaabuul.

Wararka ka imaanaya Afghanistan ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay xaafadda 6-aad ee magaalada Kaabuul halkaas oo ay kuyaallaan saldhigyo meleteri.

War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Taliban ayaa lagu sheegay in ciidamo istish-haadiyiin ah ay weerar ku qaadeen saldhigga booliska 6-aad ee magaalada Kaabuul.

Wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa sheegay in qaraxyo xooggan laga maqlay magaalada caasimadda u ah Afghanistan.


Weerarkan ay Taliban ku qaadday Kaabuul ayaa imaanaya xilli maalmo ka hor Mareykanku uu duqeyn ku dilay mas’uul sare oo katirsan Mujaahidiinta Taliban.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items