Dhageyso: Beelaha Jareerweyne oo ka hadlay Hoggaanka Cusub Eed Dowladda Federaalka.

Thursday March 02, 2017 - 09:04:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Beelaha Jareerweyne oo ka hadlay Hoggaanka Cusub Eed Dowladda Federaalka.

    Qabaa'ilada iyo waxgaradka ka hadlaya isbadaladii ka dhacay Muqdisho ayaa wali taagan, iyagoo iska fogeynaya inay wax la wadaagaan Dowladda Farmaajo oo ay u arkaan inaysan waxba ka duwanayn Tii Xasan Sheekh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qabaa'ilada iyo waxgaradka ka hadlaya isbadaladii ka dhacay Muqdisho ayaa wali taagan, iyagoo iska fogeynaya inay wax la wadaagaan Dowladda Farmaajo oo ay u arkaan inaysan waxba ka duwanayn Tii Xasan Sheekh.

Xasan Nuur Sabtow iyo Maxamed Mayow oo labadaba katirsan Beesha Jareerweyne ayaa wadaagay Falanqeyn ay qabatay Idaacadda Alfurqaan oo loga hadlay Jareer weyne sida ay u arkaan isbadaladii ka dhacay Muqdisho.

Xasan oo hadalka ku horeeyay ayaa sheegay in xulushada Farmaajo ay kusoo aaday xili shisheeyaha ay daalanyihiin oo ay ku fashilmeen dano badan oo ay ka lahaayeen Soomaaliya.


"Beel ahaan shaqo kuma lihin dowladaasi,waxaana qaadanay kitaabka allaah”ayuu yiri sabtow.

Maxamed Mayow ayaa dhankiisa carabka ku dhuftay in Farmaajo yahay nin Maraykan ah oo dano Maraykan ka fulinaya Soonaaliya.

Waxa uu diray Baaq sadax qodob ka kooban oo uu mid kamid ah kula hadlay shisheeyaha kan kalana kuwa caro tuurka u ah kan ugu danbeyna Beeshiisa ayuu kula dardaarmay.

Halkan ka degso Falanqeynta MP3

Source: Radio Alfurqaan

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items