Maxkamad kutaal Deegaanka Labaatan Jiroow oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay Jaajuus U Shaqeynayay DF-ka

Thursday March 02, 2017 - 17:58:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad kutaal Deegaanka Labaatan Jiroow oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay Jaajuus U Shaqeynayay DF-ka

    Maxkamada Wilaayada Islaamiga ah ee Baay iyo Bakool ayaa xukun dil ah dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in uu jaasuus u ahaa dowladda Federaalka Soomaaliya ee shisheeyaha la shaqeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Wilaayada Islaamiga ah ee Baay iyo Bakool ayaa xukun dil ah dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in uu jaasuus u ahaa dowladda Federaalka Soomaaliya ee shisheeyaha la shaqeysa.


Fagaaraha dilku uu ka dhacay waxaa soo xaadiray kumanaan ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada labaatan Jiroow  iyo deegaanada hoosyimaada kuwaasi oo usoo daawasho togay fulinta xukunka.

Qaadiga maxkamadda ayaa goobta fagaaraha ka Akhriyay xukunka maxkamada, qaadiga maxkamadda islaamiga ah ayaa sheegay in  Ibraahim Aadan Qaasim oo 37 jir ah uu u basaasayay sirdoonka DF-ka

Ninkan la dilay ayaa laga soo qabtay deegaan hoostaga degmada Baydhabo isagoona u shaqeynayay sirdoonka dowlada Federaalka ee wadashaqeynta laleh shisheeyaha dalka kusoo duulay Soomaaliya.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items