Cumar Cabdi "AMISOM 10 Sanno kadib uma Hirgalin Qorshihii Duulaankooda" Dhageyso.

Monday March 06, 2017 - 10:18:43 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cumar Cabdi "AMISOM 10 Sanno kadib uma Hirgalin Qorshihii Duulaankooda" Dhageyso.

    Cumar Cabdi Xasan oo ah falanqeeya dalka dibadiisa ku sugan oo uwaramay Idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in Ciidamada shisheeye Amisom aysan usuurtagalin ujeedooyinkii ay usoo galeen Dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cumar Cabdi Xasan oo ah falanqeeya dalka dibadiisa ku sugan oo uwaramay Idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in Ciidamada shisheeye Amisom aysan usuurtagalin ujeedooyinkii ay usoo galeen Dalka Soomaaliya.


duulaanka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya ayaa 10 sano jirsaday.

Cumar ayaa sheegay in shisheeyaha ay usoo duuleen sidii ay kaga hortagi lahaayeen shareecada islaamka balse haatan shareecada lagu xukumo meello badan oo kamid ah Soomaaliya.

"Sabab kale Shisheeyaha afrikaanta uyimaadeen waxay ahayd inay dhaqaale helaan balse wax badan uguma hirgalin, wixii yaraa oo ay heleena waxaa kaga badan dhibka ay ku qabaan Soomaaliya”ayuu Yiri Cumar Macalim Cabdi Xasan.



Cumar waxa uu meesha ka saaray Ciidamada Amisom inay uyimaadeen sidii ay nabad kaga dhalin lahaayeen Dalka Soomaaliya.

Ictisaamka isgarab istaagay shisheeyaha ayuu kusoo hadal qaaday wareysiga uu bixiyay Cumar Cabdi Xasan.

Dhageyso Wareysiga Falanqeeye Cumar Cabdi Xasan.


Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items