Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerar Askar Jabuutiyaan Ah Lagu Dilay.

Thursday June 12, 2014 - 11:16:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerar Askar Jabuutiyaan Ah Lagu Dilay.

    Afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ka dhacay magaalooyinka Buula Barde iyo Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ka dhacay magaalooyinka Buula Barde iyo Muqdisho. Afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ka dhacay magaalooyinka Buula Barde iyo Muqdisho.

Isagoo wareysi siinayay ayuu sheegay in sedax askari Jabuutiyaan ah ay ku dileen weeraro qaraxyo iyo fool ka fool ah oo ka dhacay magaalada Buula Barde.

Sheekh Abuu Muscab ayaa xaqiijiyay in ciidanka mujaahidiinta ay madaafiic ku garaaceen garoonka macmalka degmada Buula Barde ee hareeraysan.

Halkan ka dhageyso Sh.Abuu Muscab oo howlgallada ka hadlaya MP3

Related Items