Sheekh Cali Dheere "Si Xoog Leh Ayay Mujaahidiintu U Wadaan Gurmadka Abaaraha" (Waraysi).

Wednesday March 08, 2017 - 07:20:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Cali Dheere "Si Xoog Leh Ayay Mujaahidiintu U Wadaan Gurmadka Abaaraha" (Waraysi).

    Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa ka hadlay Abaaraha ku dhuftay gobollo badan oo katirsan Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa ka hadlay Abaaraha ku dhuftay gobollo badan oo katirsan Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay.


Waraysiga Sheekha oo ahaa mid muhiim ah waxaa uu ku sheegay in Xarakada ay horeyba usoo waday howlaha gurmadka ee ay gaarsiineyso dadka Muslimiinta, hadana ay sii laba jibaartay maadaama Abaaruhu sii xoogeysteen.

Sheekh Cali wuxuu waraysigiisa kusoo hadal qaaday qeyla dhaanta maalmahan ay wadaan hay’adaha Shisheeye, wuxuuna sheegay in ballanqaayada ay Shisheeyuhu sameynayaan uu yahay Dhallanteed aan wax kasoo qaad lahayn.



Ugu dambeyn Sheekh Cali Dheere wuxuu baaq u jeediyay Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ganacsatada, isagoona ugu baaqay iney u gurmadaan dadka Muslimiinta, waxaana dhanka kale dardaaran gaar ah u diray Maamulada Wilaayaadka Mujaahidiinta.

Halkan ka dhagayso Waraysiga Sheekh Cali Dheere ee uu kaga hadlay Arimaha Abaaraha.

Related Items