Guddoomiyaha Degmada Luuq oo Dhaawac Garaab Ah Ku Noqday Qarax loogu Xiray Gaarigiisa.

Wednesday March 08, 2017 - 16:52:27 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Degmada Luuq oo Dhaawac Garaab Ah Ku Noqday Qarax loogu Xiray Gaarigiisa.

    Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax khasaara xooggan dhaliyay lala beegsaday Mas'uul katirsan dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir kore degmada Luuq
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax khasaara xooggan dhaliyay lala beegsaday Mas'uul katirsan dowladda Federaalka.

Qarax maanta duhurkii ka dhacay gudaha degmada Luuq ayaa sababay dhimashada 2 Askari iyo dhaawac gaaray Max’med Xassan Ganeey oo ku magacaaban guddoomiyaha degmada.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa khasaaraha dhaliyay lagu xiray gaari nuuca raaxada ah oo uu watay guddoomiyaha Luuq.

Faah Faahinta dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha’allah

Related Items