Ciidamo Gadoodsan oo Xiray Qaar Katirsan Waddooyinka Muqdisho.

Sunday March 12, 2017 - 12:43:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Gadoodsan oo Xiray Qaar Katirsan Waddooyinka Muqdisho.

    Kumanaan katirsan ciidamada Melleteriga dowladda Federaalka ayaa xirtay waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan katirsan ciidamada Melleteriga dowladda Federaalka ayaa xirtay waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho.

Maanta barqadii ayay ciidamo farabadan waxay xirteen isgoyska Zope illaa iyo KM4 ee degmada Hodon waxayna hakad geliyeen isku socodka gaadiidka dadweynaha iyo midka dowladda.

Saraakiil u hadashay ciidamada gaadoodka sameeyay ayaa sheegay in muddo 6 bilood ah aysan helin wax mushaar iyo daryeel ah waxayna hoggaanka Dowladda Federaalka ugu baaqeen in ay bixiyaan lacagaha mushaarka ah.

Ciidamada ayaa la arkayay iyagoo gaadiidka dadweynaha ka celinaya waddooyinka laamiga ah, Maleeshiyaadka dowladda Federaalka ayaa ka sheegana ya mushaar la’aan iyo daryeel xumo

Related Items