Daawo Vedio: Al Shabaab Oo Gurmad Xooggan Ka Wadda Deegaano Katirsan Gobolka Bakool.

Wednesday March 15, 2017 - 17:40:13 in Wararka by
  • (Rating 2.4/5 Stars) Total Votes: 14
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Daawo Vedio: Al Shabaab Oo Gurmad Xooggan Ka Wadda Deegaano Katirsan Gobolka Bakool.

    inta badan degmooyinka iyo deegaanada dhaca wilaayaatka islaamiga dalka Soomaaliya waxaa ka socda gurmad baaxad leh oo xarakada Al Shabaab ay ufidinayso dadka tabaalaysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

inta badan degmooyinka iyo deegaanada dhaca wilaayaatka islaamiga dalka Soomaaliya waxaa ka socda gurmad baaxad leh oo xarakada Al Shabaab ay ufidinayso dadka tabaalaysan.


Gobolka Bakool wuxuu kamid yahay meelaha ugu daran oo ay kajirto macluusha ka dhalatay abaarta.

Vedio hordhac ah oo ay soo saartay Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa muujinaya qeyb kamid ah gurmadka loo fidiyay dadka abaaraysan ee gobolka Bakool ku dhaqan.

Hoos Ka Daawo Vedio ama halkan ka degso



Related Items