Dhageyso Warbixin: Sedax Sanadood Kadib Qabsashadii Magaalada Buula Barde Waa Sidee Xaaladeeda?.

Thursday March 16, 2017 - 16:55:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Warbixin: Sedax Sanadood Kadib Qabsashadii Magaalada Buula Barde Waa Sidee Xaaladeeda?.

    13,March, 2014 ayay ciidamada Jabuuti oo ay kaabayaan kuwa Itoobiya waxa si nabad gelya ah kula wareegeen degmada Buula Barde ee bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida ciidamada Jabuuti ee B/Barde qabsaday
13,March, 2014 ayay ciidamada Jabuuti oo ay kaabayaan kuwa Itoobiya waxa si nabad gelya ah kula wareegeen degmada Buula Barde ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Magaaladaan oo ah magaalada 2-aad ee ugu weyn gobolka Hiiraan marka laga reebo magaalada Beled Weyne ee xarunta gobolka ayay qabsashadeeda wax weyn usoo kordhin ciidamada shisheeye iyo dowladda Federaalka kadib markii xarakada Al Shabaab ay magaalada ka dhigtay mid go'doon ah.

Magaalada Buulo Barde oo ka hor qabsashadii Jabuutiyaanka ahayd mid horumar ku tallaabsanaysay, ayaa hadda u muuqata meel baaba’ ah, waxaana halkan idinku soo gudbineynaa, war-bixin aynu ku eegeyno xaaladda magaalada iyo dhibaatooyinka ay dhaxal siiyeen askarta Jabuuti.



Halkan Ka Dhageyso Warbixinta

Isha Maqalka: Radio Alfurqaan

Related Items