Sawirro+Codad: Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay 46 Askari Oo Kasoo Goostay Dowladda Federaalka.

Saturday March 18, 2017 - 06:28:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay 46 Askari Oo Kasoo Goostay Dowladda Federaalka.

    Diinta islaamka waa diin dhameestiran oo lagu soo dajiyay Nabigeena Maxamed NNKH.Diinta islaamka ayaa lagu nasaqay dhammaan diimihii ka horeeyay. Islaamka ayaa ah diin qofkii qaata ka haqab tireysa dhammaan baahida uu qabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diinta islaamka waa diin dhameestiran oo lagu soo dajiyay Nabigeena Maxamed NNKH.Diinta islaamka ayaa lagu nasaqay dhammaan diimihii ka horeeyay. Islaamka ayaa ah diin qofkii qaata ka haqab tireysa dhammaan baahida uu qabo.


Xarakada  Al-Shabaab ayaa dhidibada u aastay Markaz loogu magac darayAl-hidaaya taariikhdu markey ahayd15 kii bishii rabiicul awal 1438 Hijiriga.

Ahmiyada Machadka loo furay ayaa ah in wax lagu baro oo lagu tarbiyeeyo dadka kasoo goosta DF-ka.

Markazka ayaa Muddo 3 Bilood ah, waxay dowro kaga socotay rag 46 ruux ah oo towbad keenayaal ah kuwaasi oo kasoo baxay sufuufta shisheeyaha dhowr gobal, iyagoo garwaaqsaday qaladka diineed ay ku dhaceen.



Munaasabad Balaaran oo Lagu soo xirayay Machadka ayaa waxaa ka qeybgalay Wullaada Jubooyinka,Bay iyo Bakool iyo Galgaduud.Culumaa’udiin,Odayaal Dhaqan iyo Abwaanno.

Haddaba Barnaamijka Gaarka ahoo aynu ka diyaarinay xaflada ayaannu idinku badalnay Barnaamijka Diirada Jimcaha oo maanta oo kale aad dhageysan jirteen.

FG:Ragga safka ku jira ee wata dharka isku eg waa Ciidamada Dowladda ka goostay ee uu isbadalay Dhaqankooda iyo Muuqaalkooda.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamij Gaar ah Dowrada Towbad keenayaal oo 46 Gaaraya

Related Items