Askari Katirsan DF-ka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Magaalada Beled Weyne.

Saturday March 18, 2017 - 06:27:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Katirsan DF-ka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Magaalada Beled Weyne.

    Wararka ka imaanaya magaalada Beled Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Dowladda Federaalka ay dad shacab ah ku dileen gudaha magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Beled Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Dowladda Federaalka ay dad shacab ah ku dileen gudaha magaaladaasi.

Ciidamo ilaala ka haaya saldhigga booliska Beled Weyne ayaa toogtay Wiil dhalinyara ah oo wade ka ahaa Mooto Bajaaj, goob joogayaal ayaa sheegay in toogashada oo ka dhacday Buundda weyn ay dhaawacday dad rakaab ah oo mootada la socday.

Ciidamada qofka shacabka ah dilay ayaa dadka deegaanka u sheegay in ay ka shakiyeen sidaasna ay u dileen, dilalka macna darrada ah ee ka dhanka ah dadka rayidka ah ayaa si joogta ah uga dhaca magaalooyinka kujira gacanta ciidamada shisheeye.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items