Daawo Vedio+Sawirro: Al-Ixsaan iyo Daryeelka Bulshada Q.4aad oo Lagusoo Bandhigay indha Fiiqis Lacag la'aan Ah.

Sunday March 19, 2017 - 08:43:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Vedio+Sawirro: Al-Ixsaan iyo Daryeelka Bulshada Q.4aad oo Lagusoo Bandhigay indha Fiiqis Lacag la'aan Ah.

    War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa soo saaray barnaamij muuqaal ah oo ay ka diyaarisay mashruuc caafimaad oo ay wilaayaadka islaamiga ah ka fulisay hey'adda samafalka ee Al-ixsaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa soo saaray barnaamij muuqaal ah oo ay ka diyaarisay mashruuc caafimaad oo ay wilaayaadka islaamiga ah ka fulisay hey'adda samafalka ee Al-ixsaan.


Mashruucan oo ah daweynta xanuunada indhaha ayaa waxaa ka faa’iideystay dad fara badan oo isugu jira caruur, dhallinyaro iyo waayeel, waxaana sida muuqaalka laga dheehanayo dadka loo sameeyay, baaris casri ah, qalliino iyo daweyn intaba.

Ma jirto wax lacago ah oo laga qaaday dadkan, maadaama ay hey’addu tahay mid u taagan u adeegidda bulshadeeda, taasoo ka duwan hey’adaha shisheeye oo ay mahaariicdoodu ku qotomaan dano gaar ahaaneed.










Related Items