Sawirro: Machadka Qurdubah oo Farac 4-aad Ka Furtay Magaalada Xiindheere Ee Gobolka Galguduud.

Monday March 20, 2017 - 17:59:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Machadka Qurdubah oo Farac 4-aad Ka Furtay Magaalada Xiindheere Ee Gobolka Galguduud.

    Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Xiindheere ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xarigga looga jaray faraca Afaraad ee machadka daraasaadka islaamiga iyo culuumadda maamulka (Qurdubah).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Xiindheere ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xarigga looga jaray faraca Afaraad ee machadka daraasaadka islaamiga iyo culuumadda maamulka (Qurdubah).

Mas’uuliyiin, waxgaradka iyo qeybahaka kala duwan ee bulshada ayaa kasoo qeyb gashay munaasabadda lagu furayay machadka Qurdubaha faraciisa cusub ee magaalada Xiindheere.

Maamulka machadka oo boqolaal qof la hadlayay ayaa sheegay in ay ka go’antahay waxbaridda ubadka Soomaaliyeed si jahliga looga saaro bulshada dhaxdeeda.
https://c.top4top.net/p_444jrqwx6.jpg

https://b.top4top.net/p_444r2mhw5.jpg
https://a.top4top.net/p_444v6u4s4.jpg
https://f.top4top.net/p_444u6l363.jpg
https://e.top4top.net/p_444rl5ht2.jpg

https://d.top4top.net/p_444pcesy1.jpg
https://f.top4top.net/p_444jl9766.jpg
https://e.top4top.net/p_444mr82m5.jpg
https://d.top4top.net/p_444mhnhk4.jpg
https://c.top4top.net/p_444s7mo13.jpg
https://a.top4top.net/p_444qlyqc6.jpg
https://f.top4top.net/p_444k2yri5.jpg
https://e.top4top.net/p_4442aaqk4.jpg
https://a.top4top.net/p_444b7d471.jpg
https://d.top4top.net/p_444optsa3.jpg
https://c.top4top.net/p_444t35vl2.jpg
https://b.top4top.net/p_444agjrv2.jpg
https://b.top4top.net/p_444tuist1.jpg
https://c.top4top.net/p_4440xszk1.jpg
https://d.top4top.net/p_444erafs2.jpg
https://f.top4top.net/p_444pkmy53.jpg
https://b.top4top.net/p_444pnoif4.jpg
https://d.top4top.net/p_444g2tpu5.jpg
https://f.top4top.net/p_444lk6hh6.jpg

Related Items