Baarlamaanka Maamulka 'Jubbaland' oo lala Walaaleeyay Golaha Baarlamaanka Nairobi.

Monday March 20, 2017 - 19:23:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Maamulka 'Jubbaland' oo lala Walaaleeyay Golaha Baarlamaanka Nairobi.

    Taliska ciidamada shisheeyaha AMISOM ee Soomaaliya kusoo duulay ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabtay Siminaar ay ka qeyb galeen xildhibaano katirsan maamulka 'Jubbaland' isku magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidamada shisheeyaha AMISOM ee Soomaaliya kusoo duulay ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabtay Siminaar ay ka qeyb galeen xildhibaano katirsan maamulka 'Jubbaland' isku magacaabay.

Siminaarka kadib ayaa lagu dhawaaqay in AMISOM ay walaalaysay xildhibaanada baarlamaanka magaalada Nairobi iyo midka ‘Jubbaland’.

Axmed Max’med C/raxmaan oo ah guddoomiyaha baarlamaanka Maamulka Axmed Madoobe ayaa xaqiijiyay in baarlamaankooda lala mataaneeyay baarlamaanka Nairobi wuxuuna tallaabadaasi ku tilmaamay mid taariikhi ah!.

Halkan ka dhageyso Warbixin ku saabsan walaalaynta labada Baarlamaan MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected],com

Related Items