Suldaan Garyare " Socdaalkii Uhuru Ee Dhoobley Wuxuu lamid yahay Dhuumashadii Bush Ee Afghanistan iyo Ciraaq" Dhageyso.

Tuesday March 21, 2017 - 08:36:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Garyare " Socdaalkii Uhuru Ee Dhoobley Wuxuu lamid yahay Dhuumashadii Bush Ee Afghanistan iyo Ciraaq" Dhageyso.

    Socdaalkii uu dhawaan madaxweynaha dalka Kenya ku tagay deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa jawaab celinno laga bixiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Socdaalkii uu dhawaan madaxweynaha dalka Kenya ku tagay deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa jawaab celinno laga bixiyay.



Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in socdaalka Uhuru Kenyatta uu muujinayay fulaynimo sida uu sheegay Suldaan Max’med Garyare.

isagoo wareysi siinayay idaacadda islaamiga Alfurqaan ayuu Garyare socdaalka Uhuru la meeldhigay booqashooyinkii dhuumashada ahaa ee G.W. Bush ku tagi jiray magaalooyinka Kabul iyo Baghdad.

Halkan ka degso wareysiga Garyare MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items