Sawirro: Gurmad Baahsan oo loo Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Sh/Hoose.

Wednesday March 22, 2017 - 19:37:57 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Gurmad Baahsan oo loo Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Sh/Hoose.

    Degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka shabeelaha Hoose waxaa ka socda gurmad baaxad leh oo loo fidiyay dad masaakiin ah oo abaaruhu saameyn ballaaran ku yeesheen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka shabeelaha Hoose waxaa ka socda gurmad baaxad leh oo loo fidiyay dad masaakiin ah oo abaaruhu saameyn ballaaran ku yeesheen.



inta badan deegaanada ku teedsan wabiga shabelle waxaa ka jira biya la'aan kadib markii uu guray biyaha wabiga, boqolaal qoys oo u badan xoolaleey iyo beeralay ayay abaartu saameysay kadib markii roob la'aantu dhibaata gaarsiisay kaabayaashii noloshoodu ku tiirsaneed.

Howlaha Gurmadka ee ay wado Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gaaray deegaanno dhaca duleedka degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellaha hoose.


deegaanka Doon-buraale wuxuu hoosyimaada Qoryoolay, waxaana dhawaan gurmad ballaaran ka qeybiyay Jamciyadda Al-Ixsaan.

Dadka Raashiinka loo qeybiyay waxay cadadoodu gaareysaa 210 Ruux, waxaana ay ahaayeen kuwa u baahi qaba gurmadka loo sameeyay.


















Related Items