Daawo Sawirrada: Dad Baahi Darteed Ucuni Jiray Cambe laqallajiyay oo Gurmad Ka Helay Xarakada Al Shabaab!.

Thursday March 23, 2017 - 09:09:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Dad Baahi Darteed Ucuni Jiray Cambe laqallajiyay oo Gurmad Ka Helay Xarakada Al Shabaab!.

    Ugurmashada dadka abaaruhu saameeyeen ayaa si habsami leh uga socda gobollada dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugurmashada dadka abaaruhu saameeyeen ayaa si habsami leh uga socda gobollada dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya



Boqolaal qoys oo ku dhaqan deegaanka Cusbooleey ee gobolka Jubbada dhexe ayaa ka faa'iideystay mashruuc raashin qeybin ah oo guddiga gurmadka abaaraha wilaayada Islaamiga Jubbooyinka uu fuliyay.

Dadka ku dhaqan Cusbooleey waxaa halakaysay abaarta raagtay heer ay gaaraan in ay quud ka dhigtaan diirka Cambaha oo laqallajiyay, qaar kamid ah dadkii raashinka loo qeybiyay ayaa si murugo leh uga sheekeeyay xaaladooda nolosha ee adag.



Xarakada Al Shabaab ayaa ku guuleystay in dadkaasi baahidu halakeysay ay siiso raashin ku fulan muddo 30 maalmood ah waxaana dhici karta in waqti aan dheerayn ay helaan raxmadda alle ee roobka.

Halkan Hoose Ka Daawo Raashiinka Laga Qeybiyay Deegaanka Cusbooley Ee Duleedka Magaalada Jilib.




Related Items