Daawo Sawirro: Jamciyadda Al-ixsaan oo Gargaar lagaartay Dadka Abaaraha Kasoo Barakacay Ee Ku Nool Degmada Kurtun Waareey.

Friday March 24, 2017 - 10:03:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Jamciyadda Al-ixsaan oo Gargaar lagaartay Dadka Abaaraha Kasoo Barakacay Ee Ku Nool Degmada Kurtun Waareey.

    Boqolaal kamid ah shacabka abaaruhu soo Barakiciyeen ee ku dhaqan degmada Kurtun Waareey ayaa ka faa'iideystay mashruuc raashin qeybin ah oo ay u fidisay Jamciyadda samafalka Al-ixsaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal kamid ah shacabka abaaruhu soo Barakiciyeen ee ku dhaqan degmada Kurtun Waareey ayaa ka faa'iideystay mashruuc raashin qeybin ah oo ay u fidisay Jamciyadda samafalka Al-ixsaan.

Waxaa degmada ku nool dad ku saamoobay Abaaraha, islamarkaana ka yimid deegaanno hoosyimaada Kurtun-Waaray, raashin qeybinta ayaa si nidaamsan uga dhacday degmada iyadoona qoys walba uu qaatay raashin ku filan muddo bil ah sida ay sheegeen mas'uuliyiinta Jamciyadda Al ixsaan.

Dadka masaakiinta ah ee ka faa'iideystay mashruuca raashin qeybinta ah ayaa caaraya  214 Ruux oo u badan dad ku xoola beelay abaarta samareenka ah ee ku dhufatay dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka shabeelaha Hoose.











Related Items