Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Bakool,Jubbada Hoose iyo Banaadir.

Monday June 09, 2014 - 11:36:07 in Wareysiyo iyo Warbixinno by Super Admin
  • Visits: 1438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Bakool,Jubbada Hoose iyo Banaadir.

    Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta Soomaaliya.
Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka mujaahidiinta ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in ciidanka Xabashida Itoobiya khasaara xoogan lagu gaarsiiyay deegaanno katirsan gobolka Bakool.

Howlgallada uu Abuu Muscab faah faahinta ka bixiyay waxay ka dhaceen Bakool,Jubbada Hoose iyo magaalada Muqdisho.

Related Items