Sawirro: Dufcaddii Ugu Horeysay Oo Ka Qalin Jibisay Machad Ay Leedahay Beesha Mursade.

Thursday March 30, 2017 - 20:38:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dufcaddii Ugu Horeysay Oo Ka Qalin Jibisay Machad Ay Leedahay Beesha Mursade.

    Munaasabad Ballaaran oo ka dhacday Masjidka Jaamic kuyaal magaalada Galhareeri ee Galgaduud waxaa lagu soo gaba gabeeyay machad diini oo muddo Labo sano ah u furnaa Arday katirsan Beesha Mursade oo ka mid ah beelaha dega gobalka Galgaduud Ee Bartamah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad Ballaaran oo ka dhacday Masjidka Jaamic kuyaal magaalada Galhareeri ee Galgaduud waxaa lagu soo gaba gabeeyay machad diini oo muddo Labo sano ah u furnaa Arday katirsan Beesha Mursade oo ka mid ah beelaha dega gobalka Galgaduud Ee Bartamaha Dalka Somalia.



Machadka oo lagu magacaabo Imaamu Shaafici waxaa munaasabaddii lagu soo xirayay kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka kala tirsan wilaayaatka Mudug iyo Galgaduud, sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay odayaal dhaqameedyo  ka kala yimid degmooyinka gobalka Galgaduud iyo gobalada dariska la ah.

Munaasabadda waxaa abaal marino qaali ah lagu gadoonsiiyay ardaydii kaalimaha sare ka galay Imtixaankii Machadka iyadoo guud ahaan ardayda qalin jabisay  la guddoonsiiyay Shahaadooyin iyo abaal marinno kala duwan.



Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasabadda Machadka Beesha Mursade



























Related Items