Dhageyso: CIA Iyo Sida Ay Uga Kalluumeysato Qalabka Electaronic-ga.

Friday March 31, 2017 - 09:01:08 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: CIA Iyo Sida Ay Uga Kalluumeysato Qalabka Electaronic-ga.

    Aaladaha casriga ah ee Electaronic-ga, waxay qeyb ka noqdeen nolosha bulshada, taasoo keentay in sirdoonadu kusoo dhex dhuuntaan, oo ay xogo ka raadsadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aaladaha casriga ah ee Electaronic-ga, waxay qeyb ka noqdeen nolosha bulshada, taasoo keentay in sirdoonadu kusoo dhex dhuuntaan, oo ay xogo ka raadsadaan.

Iyadoo taa la ogyahay, ayaa waxaa jirta xogo muhim ah oo ay soo bandhigayaan aqoonyahanadaiyo war bixin ay bishan daabacday Wikilekis islamarkaana soo bandhigeysa habab hor leh oo ka duwan qaabkii hore ee ay CIA-du wax uga basaasi jirtay aaladaha casriga ah sida:- telefoonada, computer-ada, gawaarida, tv-yada iyo wax yaabo kale.

Haddaba Halkan Ka Dhageyso

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items